Madaxweyne Lafta Gareen oo sheegay in Abuu Mansuur uusan Xirneyn uuna degan yahay guri !

Madaxweynaha maamulka Koofur Galbeed C/casiis Xasan Maxamed (Lafta Gareen) oo dhawaan u dabaal degay sanad guuradii koobaad ee kasoo wareegtay markii la doortay ayaa ka hadlay xarigii loo geestay Abuu Mansuur iyo rabshadihii xarigiisa ka dhashay. Lafta Gareen oo wareysi gaar ah siiyay Telefishinka Somali Cable ayaa sheegay in uu u istaagay xalinta dhibaatooyinkii ka … Continue reading Madaxweyne Lafta Gareen oo sheegay in Abuu Mansuur uusan Xirneyn uuna degan yahay guri !